war dag dag ah dagaal ceel waaq ka socdo

dagaal qaraar ayaa waxa uu ka socdaa degmada ceelwaaq ee gobalka gedo kasoo u dhexeeya ciidamada dawlada iyo ururka alshabaabn lama oga qasaaraha dhabta ah ee kadhashay dagaalkaasi haatan kasoconaya.

ilo xog ogaal ah oo kusugan degmada ceelwaaq ayaa ceelcadenews usheegay in dagaalka uu kufaafay gudaha magaalada islamarkaana ay jiraan qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh wixii warar ah ee kasoo kordho dagaalkaasi dib ayaam idinkagaga soo gudbin doonaa haduu alle idmo

yaxye c/risaaq soofe ceelcadenews baardheere

Fikradaha Akhristayaasha (0)