DEG DEG: Cargoo Lagu waday Muqdisho oo lagu qabtay Mandooriye islamarkasne Lagu hakiyey Dalka Kenya

Waxaa ina soo gaaraya warar lagu kalsoonyahay oo sheegaya in maanta gabi ahaanba la hakiyey Diyaaradahi Cargo ahaa ee ka imaanayaa dalka kenya.

kadib Marki Ciidmada kenya ay qabteyn Diyaarad Siday Waxyaabaha Maandooriyaha ah waxaa iska lehaa Diyaradaas Ganacsato Soomaali ah waxaa lagu magacabaa Shirkada kireesatay diyaarda Dhaqane Cargo.

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa la qabtay Diyaarad ay ku raran yihiin Xashiish aad u tira badan iyo Maandooriyaal kale waxaana lagu waday in ay ka dagto magalaada muqdishu hase ahate waxaa ka war heliyey booliska kenya waxayna durbadiiba hakiyeeen Diyaardi Siday Maandooriyasha.

Sidoo kale waxaa gabi ahaanba la hakiyey wixi Cargo ahaa ee usoo duulayey magaalada Muqdishu waxaana sababay in la celiyo dhamaan Diyaaradaha ka shaqeeya Cargo Diyaaradan ku rarneyd Xashiishka iyo Maandooriyaal kale.

Sikastaba ha noqote waxaa cabsi xoogan ku abuurtay dalka kenya in Maandooriyaal intaas ah lagu qariyo diyaarad nuucaan ah waxaana wali socota baaris ay wadaan ciidamada booliska.
faysal daahir salaad

Fikradaha Akhristayaasha (0)