wasiiru dawlaha amniga jubaland oo ka hadlay nabadoon alshabaab ay ku dil

wasiiru dawlaha amniga jubaland maxamed cabdi kaliil ayaa ka hadlay nabadoon ururka alshabaab ay ku dileen gobalka gedo gaar ahaan deegaanka daabley

kaliil ayaa sheegay in nabadoonkan uu ka mid ahaa odayaashi soo doortay baarlamaanka jubaland isaga oo ku baaqay dagaal dhan ka ah alshabaab

Fikradaha Akhristayaasha (0)