Dhacdo Xanuunbadan Showgii Kiin Jaamac Yare Gabdho Noloshoodii Ku Waayay Sibxanallaaaah

Fatxi Axmed Yuusuf waxay aheyd gabar 19jir ah , oo dagan magaalada muqdisho waxay xalay cideeda uga soo tagtey in gabar sxpteeda lasexan doonto oo ay wax isla diyaarsanayan cashiro jaamacada ah .
Maamo Nadiifo oo ahayd Fatxi hooyaded ayaa aamintay gabadheeda waxayna kutiri allah idin fududeyo waxayna si aad uuga digtay inan marne lagu kadsoomin Faaxishada cwa ay wado Kiin jaamac .
Abaaro maqrib nimadii ayay Fatxi soo gaartay xaafadi Axlam oo aheyd Fatxi sxpted , halkaaso liskugu diyaarinaaye in laga amba baxo oo loo jiheysto dhanka iyo Showga Kiin Jaamac .
Salaadi cisho kadib iyadoo xijaabki lawada dhigay madaxa qaawan yahy ayay Axlam gaari dalabtay , waxayna usheegtay Fatxi iyo 3gbdho kale lajogen in gaarigu uuso dhawyahay.
Waxaa loo jiheystay dhanka iyo showgii , gaarigana waxaa kashidan Music hawada lagaliyey waxayna galeen nolol qiyaali ah .
Waxaa bilawday Show gii iyadoo mesha ka socoto macaasi tii ugu xumed .
Fatxi waxaa lasiiyey cabitaano kala duduwan waxkastana way iska cabtay waxayna bilawday inay dharki qaar si dhigto .
Showgii ayaa kala kacay Fatxi waxaa garab taagan nin da’diisu lagu qiyaaso 30jir waxeyna isla bilawen in ay wada hadlan .
Fatxi waxyar kadib xogaha wareer aya so wajahay ninkii ayee tiri abowe telfonka iga dansan asxabtedana uma jeedee ee xafad qof igeeya ubaahnaa markasu durbo ugu jawaabay mela sexato aniga kusiinaya .
Wuxuu uso kaxeeyey qol isla hotelka kuyiilay asigoo bilaaway inuu isticmaalo gabadhii ilaa uu sharafteedi baabi’iyey .
Fatxi wuxu miir uso laabtay subaxdi iyado qol jiifta misane qaawan
Naxdin iyo wareer kadib waxay dib ugu soo laabatay gurigii Axlam waxayna ushegtay in sharaftedi baaba’day
Axlam ayaa ugu jawabtay Sxp Fatxi xalay anigaba waxa la iga soo sameystay ma ogi wan miir beelay cabitan aan cabo ayaa miir iigu dambeeyey .
Waxyar kadib waxaa messej yo uso kala dhacay labadii gabdhood iyago loogu hambaliyeye iney kuso dhawadan Nolosha Cusub ee HIV AIDS 😭😭😭
Waa taas qeb yar oo kamid ah wixii laga soo dhaxlay showgii Kiin jaamac .
Allow naga badbaadi waxaadan Adigu raali ka aheyn 🤲🏻

Fikradaha Akhristayaasha (0)