Ugu Yaraan 45 Qof Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Dalka Nigeria May 7, 2018 –

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay weerareen Tuulladda lagu magacaabo GAWASKA ee Gobalka Kaduuna ee Waqooyiga dalkaasi.

Taliyaha Boliska Degmadda Birnin Gawari, Astun Iwaar ayaa sheegay in ay ilaa 45 mayd ka heleen labo goobood oo uu weerarku ka dhacay.

Waxa uu sheegay inay Kooxo Burcad ah ka dambeeyeen dilalkaasi, inkasto oay markii ugu horreysay tahay ee dad lagu dilay Tuulladda GAWASKA.

Fikradaha Akhristayaasha (0)