Mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo gaaray Matabaan sawiro May 7, 2018 –

Waxaa Goordhow Dagmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan Gaaray Madaxa Xukuumada Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Duleedka Dagmada ayaa Waxaa Kusoo dhaweeyay qaar ka mid ah Bulshadda kunool degmada Matabaan.

Sababta uu u tagay ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii loo heshiisiin lahaa Beello walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay gobolka Hiiraan.

Galmudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay dib u heshiisiin ka waday degmada Matabaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)