Kulan looga hadlaayo ka qeyb qaadashada Caawinta dadka ay saameeyeen fatahaadda wabiga ayaa Nairobi ka dhacay

wxaa magalad nairobi looga dhawaaqay gudi ka shaqayn doono lacag u aruurunta fatahaada wabiga magaalada baladweyna oo samaayay wxaan idin soo gudbin doonaa maalinta bari ah magcyada gudigaasi,

Fikradaha Akhristayaasha (0)